Madaxweynaha JFS kormeeray ciidamada badda ee ku sugan dalka Ereteriya.
(November 12, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan
Raisulwasaaraha JFS Hamza Abdi Barre oo caawa dalka dib ugu soo laabtay
(November 12, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaamiyay oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa caawa ku soo laabtay dalka.