Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL oo Khudbad ka jeediyey furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka JFS labadiisa aqal.
(November 15, 2022)
Muqdisho: November,15,2022: Gudoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil Cawl & wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda furitaanka Baarlamaanka Soomaal