Golaha Wasiirada DFS oo meel mariyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2023
(November 16, 2022)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre waxa ay ku meel mariyeen ku-talagalka Miisaa