Ku-simaha Madaxweynaha DPL Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo magacaabay guddiga Aaska Qaran ee Garaad Saleebaan
(November 19, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa magacaabay guddiga Aaska Qaran ee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad
Madaxweynaha JFS oo kormeer ku tagay Baxdo ee gobolka Galguduud
(November 19, 2022)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan
(November 19, 2022)
Hiiraan:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah dagaalka looga soo hor
Madaxweynaha JFS kormeer ugu amba-baxay deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta
(November 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Khawa