Ku-simaha Madaxweynaha DPL ahna madaxweyne ku-xigeenka oo ka qeybgalay salaada jinaasada ee ahun Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.[Video]
(November 21, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaare kaga qayb galay Saalada Jinaas