Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray deegaanka Nuur-Dugle oo laga xoreeyay Khawaarijta
(November 24, 2022)
Nuur-Dugle:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirsha
Ku simaha Madaxweynaha Puntland oo shir Gudoomiyey Shirka golaha Wasiirada
(November 24, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo t
Raisulwasaaraha DFS oo Shir Gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada
(November 24, 2022)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xirii
Madaxweynaha JFS oo booqday deegaanka Masaajid Cali Guduud
(November 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeraya qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada dalka looga xoreynayo Khawaarijta Alshabaab