Taliyaasha Ciidanka Booliska Puntland iyo Taliyaha Daraawiishta oo gaaray Gaalkacyo
(November 29, 2022)
Gaalkacayo:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,Taliyaha Ciidanka Daraawiishta DPL S/gaas Abshir Cabdi Jaamac iyo wafdi ay hogaaminayaan ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo