Ciidamada DFS oo la wareegay degaanka Cadcadeey

November 17, 2022 - Written by Editor

Jowhar:-Ciidamada DFS oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta kala wareegay deeggaanka Cadcadeey kooxda Khawaarijta deegaanka ayaa hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe .

Gen. Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalka laga xoreynayo Khawaarijta gobalka Shabeellaha dhaxe ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in ciidanka JFS ay si nabad ah ula wareegeen deegaanka Cad-Cadeey kadib markii ay Khawaarita isaga carareen .

Gen. Axmed Maxamed Tareedisho ayaa Ugu dambeyn ugu baaqay umada Soomaaliyeed in ay meel uga soo wada jeestaan kooxda Burcad diimeedka ah ee dhibka ku hayey mudo dheer umada Soomaaliyeed wuxuuna sheegay in haatan wakhtigooda uu gabaabis yahay .

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online