Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL oo gaaray Muqdisho

November 13, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil Cawl & wefti uu hoggaaminayo oo saaka kasoo kicitimay Garoowe ayaa lagu soo dhaweeyey Muqdisho.

Weftiga Guddoomiyaha waxaa kamid ah Xild. Saadaq Abshir Garaad, Xild. Axmed Jaamac Cabdulle, Xoghayaha guud ee Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Xidig Warsame iyo howlwadeeno kale.

Safarka shaqo ee Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo qaadan doona muddo maalmo ah waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, Senataro ka tirsan Aqalka sare iyo xubno kale DFS.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online