Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Puntland.[Masawiro]

November 6, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Puntland oo looga hadlay Amniga guud ee Puntland iyo warbixino laga dhegaystay xubnaha guddiga.

Kulanka waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga, Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Qorshaynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Agaasimaha Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Puntland (PISA), Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska, iyo La-taliyeyaal Amni.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online