Ra’iisal wasaarayaashii hore ee DFS oo booqasho iyo salaan ugu tegay Madaxweynaha dowladda Puntland

November 10, 2022 - Written by Editor

Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni, ayaa waxaa booqasho salaan iyo is xogwareysi ugu yimid Ra’isalwasaarihii hore ee DFS Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’isalwasaarii hore Ahna Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Kulanka oo ahaa salaan iyo booqasho ayaa la iska xogwareystay xaaladda Guud ahaan Amniga dalka iyo Arrimaha Siyaasadda, iyo shaaqooyinka ka socda Puntland sida horumarka, Amniga, Dhismeyaasha kaabayaasha dhaqaalaha iyo dimuqraadiyadda, waxaa ka qeybgalay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdi Nuur .

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online