Raiswasaaraha JFS Xamse Cabdi Barre oo galabta booqday magaalada Carta ee dalka Jabuuti.

November 9, 2022 - Written by Editor

Jabuuti:-Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Jabuuti, ayaa galabta booqday magaalada Carta oo ah magaaladii dib loogu yagleeyay dowladnimada Soomaaliyeed sanadkii 2000.

Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga la socda ayaa soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay magaalada Carta, oo bulshada Soomaaliyeed ay ku xusuustaan gogoshii nabadeed ee xilliga dheer ka fidsaneyd ugu dambeyna horseeday dhisitaanka dowladdii KMG ahayd.

Dowladda iyo shacabka Jabuuti ayaa ilaa xilligaasi oo maanta laga joogo 22 sano waxay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed la garab taagnaayeen taageero dhinac waliba ah, taasi oo ka marag kacaysa xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jabuuti

—–Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online