Ku simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Duubabka dhaqanka ee Gobolka Bakool
(December 13, 2022)
Xudur, December 13,2022: Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta
Eedaysanayaal oo haysto dilkii Nabadoom Cabdiqani Xassan Aloore oo la soo taagay Maxkamadda Darajada koowaad ee gobollada Mudug iyo Cayn[Video]
(December 13, 2022)
Gaalkacyo:-Maxkamadda Darajada koowaad ee gobollada Mudug iyo Cayn ayaa magaalada Gaalkacyo ugu fariisatay dhegaysiga kiiska labo nin oo lagu eedeeyay dilkii Alle ha'u naxariistee Nabadoon Cabdiqani X
Madaxweyne Ku-xigeenka DPL oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah
(December 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) u qaabilsan qaybo ka mid ah Sooma