Madaxweynaha Jubaland oo gaaray magaalada Muqdisho.

December 25, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga oo bari ka furmi doona Muqdisho.

Masuuliyiinta katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

——Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
December 2022
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online