Gudoomiyaha Gudiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland {TPEC}oo shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso.[Video]

January 11, 2023 - Written by Editor

Boosaaso:-Gudoomiyaha Gudiga KMG AH Doorashooyinka Puntland {TPEC} Cabdirisaaq Axmed Siciid oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyay halka ay marayso isdiiwaan gelinta isagoona ugu baaqay dadweynaha in waqtigu yahay gabogabo loona baahan yahay in ay is diiwaan geliyaan dadka aan weli is diiwaan gelin.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online