Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay danjiraha dalka Imaaraadka ee Soomaaliya

January 2, 2023 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Safaarada kulan kula qaatay danjiraha Dowlada Imaaraadka ee Soomaaliya Amb Ahmad Juma Al Rumaithi.

Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta tageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan wakhtigan adag ee qeybo dalka kamid ah wali abaarahu ay ka jiraan.

Sidoo kale Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay mashariicda Dowlada Imaaraadka ay ka wado Jubaland iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

—-Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online