Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Golaha garsoorka Puntland

January 2, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Golaha garsoorka Dowladda Puntland, oo isugu xubnaha Maxkamadda Dastuuriga ah, xubnaha Maxkamadda Sare iyo Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Garsoorka Puntland iyo Sidii loo horumarin laha, sida shuruucda Garsoorka, xarumaha ay ku shaqeeyaan iyo guud ahaan horumarin lagu sameeyo shaqada Garsoorka.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ah Madaxweynihii ugu horeeyay ee hirgeliya Maxkamadda Dastuuriga ah, Iyadoo Shacabweynaha Puntland iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ay siweyn usoo dhoweeyeen arrintaasi.

——-DHAMMAAD—-

Comments are closed.

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online