Madaxweyne Deni oo daahfurka dhammaystirka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.[Video]

January 23, 2023 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeediyey munaasibadda daah-furka dhammaystirka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso, ayaa boggaadiyay sida ay u socoto Horumarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

Musaabadda waxaa kasoo qayb-galay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, wefti ka socda shirkadda Garoonka Maalgelisey ee BIAC, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka iyo kan Degmada, Ismimada dhaqanka, Saraakiisha Ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiin kale.


=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUTLAND.

Leave a comment

*

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online