Wareysi: Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Benaadir oo wareysi siiyey VOA.
(January 22, 2023)
Ciidamada amniga ee Soomaaliya ayaa soo af-jaray weerar dhowr saacadood socday oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta gobolka Banaadir. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta
Madaxweynaha Galmudug kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka DFS
(January 22, 2023)
Xarardheere:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuw
Madaxweynaha Galmudug oo kulamo la leh Saraakiisha ciidamada DFS ee ku sugan Xarardheere
(January 21, 2023)
Xarardheere :-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha ciidanka Dhulka oo maalintii 5aad ku sugan magaalada qadiimiga ah ee Xarardhe
Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari .
(January 21, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Soo dhoweynta Ma
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka oo kulan la qaatay Malaaqay dhaqanka Koonfur Galbeed
(January 21, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta waxaa uu kulan wadajir ah la qaatay guddi ay iska soo xuleen m
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray taliska guud Ee Ciidanka Daraawiishta Puntland
(January 19, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ee 54-aad, oo ay ku socoto dayactir, dib-
Wareysi: Qoor-Qoor oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab.[Dhagayso]
(January 18, 2023)
Xarardheere:Kooxda Al-Shabaab ayaa guuldarro xoog leh toddobaadkan kala kulantay bartamaha Soomaaliya, kadib markii ciidamada dowladda ay ka qabsadeen magaalooyin muhiim ah oo ay muddo badan maamulays
Madaxweynaha Galmudug oo bogaadiyey guulaha ciidamada DFS iyo kuwa Galmudug
(January 17, 2023)
Gaalkacyo:-Dowladda Galmudug waxay bogaadineysaa howlgalka Ciidanka Xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka shacabka ay ku xoreeyeen Degmada Ceeldheer. howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliye
Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Puntland
(January 17, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland, Madaxweynaha ayaa Kula dardaarmay Ciidan
Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo gaaray Magaalada Baydhabo
(January 16, 2023)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo

« Previous PageNext Page »