Wareysi: Qoor-Qoor oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab.[Dhagayso]

January 18, 2023 - Written by Editor

Xarardheere:Kooxda Al-Shabaab ayaa guuldarro xoog leh toddobaadkan kala kulantay bartamaha Soomaaliya, kadib markii ciidamada dowladda ay ka qabsadeen magaalooyin muhiim ah oo ay muddo badan maamulaysay.

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa VOA u sheegay in qabshadaha Xarardheere iyo deeggaanada kale guul weyn u tahay dadka Soomaalida, isagoo ballanqaaday inay maamulkiisu uu amni iyo nololba kusoo celin doonaan deeggaanada Al-Shabaab laga xorreeyey.

Falastin Axmed Iman ayaa khadka taleefonka ee Xaradheere ku wareysatay Madaxweyne Axmed Qoor-qoor, iyadoo ugu horreyn weydiisay tallaabada xigta kadib qabashada Xarardheere. ?

VOA

Leave a comment

*

Archives
January 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online