Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay Fexton Matupa

February 4, 2023 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexton Matupa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxa Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada midoobay ee (UNSOM) ayaa waxay ka wada hadleen arimaha dib u heshiisinta Koonfur Galbeed, waxayna Guddoomiyaha ugu hambalyeeyeen sida hufnaanta leh uu ugu guulaystay wajiga 1aad ee shirka. Sidoo kale Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa u muujisay iney garab taagan yihiin isla-markaana ay taageerayaan sidii shirka uu guul ugu soo dhammaan lahaa.

—–Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online