Madaxweynaha Dowladda Puntland oo booqasho ugu tegay Boqor Burhaan Boqor Muuse[Video]

February 10, 2023 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gurigiisa Boosaaso ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay weheliyaan, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad.

Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin, Kulamadan ayaa ahaa booqasho salaan iyo xogwareysi, waxaana looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland.

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online