Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray xarunta Agoonta Degmada Balanbal

February 14, 2023 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray xarunta Agoonta Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud.

Xaruntaan oo lagu dhisay isku tashi bulsho ayaa loogu tala galay in lagu baxnaaniyo waxna lagu baro agoonta degmada Balanbal iyo deegaanada hoos yimaada.

Madaxweynaha ayaa bulshada ku dhaqan degmada balanbal ku amaanay sida ay isugu xilqaameen Dhismaha xarunta danyarta & agoonta ee Degmada Balanbal.

—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
February 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online