Beesha Caalamka oo baaq ka soo saartay dagaalaada ka socda Laascaanood.
(February 14, 2023)
Muqdisho:-Saaxiibada beesha caalamka* ayaa si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood waxayna walaac xooggan ka muujiyeen wararka la xiriira abaabulka kooxaha hubaysan.&nbs
Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee Degmada Balanbal.
(February 14, 2023)
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha oo ay wehliyaan Xubno ka mid ah Golayaasha Do
Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray xarunta Agoonta Degmada Balanbal
(February 14, 2023)
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray xarunta Agoonta Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud. Xaruntaan oo lagu dhisay isku tashi bulsho ayaa loogu tala gala
Madaxweynaha Puntland oo goobjoog ka ahaa dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland
(February 12, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan) iyo Gu
Culumada Soomaaliyeed meel walba joogaan oo ku baaqay in dagaalka laascaanood la joojiyo
(February 12, 2023)
Laascaanood:-Culumada Soomaaliyeed oo meel walba jooga ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda magaalada Laascaanood kaas oo galay maalintii 7aadHoos ka Daawo Baaqayada culumada Soomaaliyeed
Madaxweynaha Galmudug oo heshiis la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee QM.
(February 11, 2023)
Dhuusamareeb:Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta heshiis dhul loogu asteeyay Xafiiska Qaramada Midoobay la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u q
Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.
(February 11, 2023)
Roma:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka jeediyay kulan dadweyne oo ka dha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo booqasho ugu tegay Boqor Burhaan Boqor Muuse[Video]
(February 10, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gurigiisa Boosaaso ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay weheliyaan, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, iyo Beel
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari.
(February 9, 2023)
Boosaaso: 09 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa uu caawa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari. Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Guddiga Amniga
๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—›๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ-๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ฒ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ
(February 9, 2023)
Muqdisho:-Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu shir guddoomiyay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa lagu ansixiyay magacaabista Hanti-dhowrka Guud

« Previous PageNext Page »