๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐˜‚๐—ณ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ท๐—ธ๐—ฎ
(March 11, 2023)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kormeer ku tegay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in X
Madaxweynaha Puntland oo xeer ka soo saartay Qodista iyo dhoofinta Macdanta
(March 11, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 8-da March 2023, kuna saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuu
Madaxweynaha JFS oo saxiixay Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka
(March 8, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hayโ€™adaha iyo awoodd
Madaxweynaha Puntland xubnaha Goleyaasha Puntland.
(March 8, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha Goleyaasha Dowladda ee ku sugan Boosaaso, gaar ahaan Wasiirada iyo Xildhibaanada Golaha Wa
Madaxweynaha Puntland Siciid Claahi Deni oo Daahfuray Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030
(March 6, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay Kulanka Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030, iyo Habka loo horumarinayo magaalada, adeegyada
Madaxweynaha JFS oo Dooxa kaga qeyb galaya Shirka Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya
(March 4, 2023)
Dooxa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobe
Puntland qayb kama nihin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool
(March 4, 2023)
Garowe:-Dowladda Puntland waxay markale cadaynaysaa mowqifkeedi ahaa in aanay qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo Deegaanada ku xeeran. Dowldda Puntland marwalba w
Suldaan guud ee beesha “Fiqishinni” oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho
(March 2, 2023)
Muqdisho:-Suldaan guud ee Beel-weeynta Fiqi Ismaaciil Fiqi Cumar "Fiqishinni"Sheekh Mustafa Maxamuud Awseed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho waxaana Suldaanka ku soo dhawweyey maga
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo booqday dhaawacyo yaal Isbitaalka Somcare ee Garoowe
(March 1, 2023)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa Isbitaalka Somcare ee Garoowe ku booqday qaar ka mid ah Shacabkii kusoo dhaawacmay xasuuqa Maamulka Som
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Kismaayo
(March 1, 2023)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Sooma

« Previous Page