Suldaan guud ee beesha “Fiqishinni” oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

March 2, 2023 - Written by Editor

Muqdisho:-Suldaan guud ee Beel-weeynta Fiqi Ismaaciil Fiqi Cumar “Fiqishinni”Sheekh Mustafa Maxamuud Awseed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho waxaana Suldaanka ku soo dhawweyey magaalada Muqdisho ,wasiiro ,xildhibaano iyo cuqaal iyo waxgarad ka mid ah magaalada Muqdisho.

Suldaan guud ee beesha Beel-weeynta Fiqi Ismaaciil Fiqi Cumar “Fiqishinni”Sheekh Mustafa Maxamuud Awseed ayaa u mahad celiyey dhamaan waxgaradka iyo masuuliinta ku soo dhaweyey magaalada Muqdisho wuxuuna sheegay in magaalada laascaanood uu dhib weyn ka jiro isaga alle ka baryey in uu dhibka ka dulqaado.

Suldaan guud ee beesha Beel-weeynta Fiqi Ismaaciil Fiqi Cumar “Fiqishinni” Sheekh Mustafa Maxamuud Awseed ayaa sheegay in uu waxgaradka iyo masuuliinta DFS uga xogwarami doono xaalka magaalada Laascaanood.

Hoos ka daawo soo dhaweynta Suldaan guud ee beesha Fiqi Shini Sheekh Mustafa Maxamuud Awseed

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online