Madaxweynaha Puntland oo xeer kusoo saaray dhismaha xafiiska arrimaha sharciga ee madaxtooyada, magacaabayna madaxda xafiiskaasi.
(April 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 23 ee 27-da April 2023, kuna saabsan dhismaha Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada. Ma