Madaxweynaha dowladda Puntand oo Kormeeray sidda ay u socotp Shaqada Dhismaha iyo Balaarinta Dekadda Boosaaso.[Masawiro]
(May 30, 2023)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Dekadda Boosaaso oo Dhismihii iyo Horumarintii lagu balaarinayay ay meel wanaagsan marayso, Madaxweynaha
Kalfadhiga seddaxaad ee Baarlamaanka JFS oo Furmay.
(May 29, 2023)
Muqdisho:-Kalfadhiga seddaxaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabad
Siyaasiyiin ka soo horjeestay heshiiskii doorasho ee golaha wadatashiga Qaran.
(May 29, 2023)
Muqdisho:-Siyaasiyiin horey xilal kala duwan uga soo qabtay Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay go’aanadii Golaha Wadatashiga Qaran ay shalay ka soo saareen shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho iya
Madaxweynaha JFS oo kula la qaatay Isimada SSC Khaatumo.
(May 29, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay
NISA oo sheegtay inuu isku soo dhiibay ‘la-taliyihii hoggaamiyiii hore ee Al-shabaab .
(May 28, 2023)
Muqdisho:-Hay'adda NISA ee Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida ay qortay wa
Guddiga doorashooyinka ee Puntland TPEC oo hakiyey in doorasho ka dhacdo 3 degmo oo ka tirsan Gobolka Nugaal
(May 24, 2023)
Garoowe:-Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland TPEC ayaa si rasmi ah u shaaciyey in la hakiyay doorashada saddex degmo oo ka tirsan Gobolka Nugaal gaar ahaan degmooyinka kala ah Garoowe, Godobjira
Ciidanka Booliska Puntland oo joojiyey isku socodka gaadiidka ee Gobolladda Puntland inta lagu gudo jiro doorashooyinka golaha deegaanka
(May 23, 2023)
Garoowe:-Ciidanka Booliska Puntland wuxuu ku wargelinaya dhammaan dadweynaha reer Puntland in la joojinayo isku socodka gaadiidka guud ahaan Gobollada Puntland inta lagu jiro Doorashooyinka Goleyaasha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey Degmada Carmo ee Gobolka Bari.[Video]
(May 23, 2023)
Carmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Degmada Carmo ee Gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa fagaare Kula hadlay Bulshada De
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo safar shaqo ku tegay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar
(May 23, 2023)
Cairo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir Madaxeedka sanadlaha ee Bangiga
Garowe:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo la kulmay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Puntland (UNSOM) Mr. Guy Griffin.
(May 21, 2023)
Garowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee

Next Page »