Gudoomiyaha Golaha Wakiilada DPL oo faray guddiga amniga Gobolka Bari in la xaqiijiyo Nabad gelyada Boosaaso
(May 9, 2023)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta kulan laqaatay Guddiga Amniga Gobolka