Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeey geerida Jiif Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif)
(May 13, 2023)
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida ku timi Jiif Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif) "Alle