Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa
(June 27, 2023)
Muqdisho:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasu
Ciidanka Booliska dowladda Puntland gacanta ku soo dhigay Ajaaniib ka tirsan Ururka Dacish
(June 26, 2023)
Boosaaso:-Hawlgal kadhacay aaga Camaamo oo udhow degmada Balidhidin ee gobolka Bari laguna beegsanaayey maleeshiyaadka Daacish, waxay ciidanka Booliska Puntland gacanta kusoo dhigeen Ajaaniib udhashay
Wareysi: Cali Jeyte “Gudoomiyhii hore ee gobalka Hiiraan”
(June 26, 2023)
Baladweyne:-Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shalay magaalada Beledweyne ka sheegey in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada. Cali Jey
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey munaasabada 26 June.
(June 26, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taa
Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ku yeeshay Garoowe
(June 22, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda iyo guud ahaan Puntland, Arr
Guddomiyaha Gobolka Nugaal oo beeniyey warar been abuur ah oo laga faafiyey amniga ee Garoowe.[Video]
(June 21, 2023)
Garoowe:- Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa Beeniyay Wararka sheegaya Dhaq Dhaqaaq Ciidan ee Ka Jira Garoowe iyagoona sheegay inay Xabad Joojintii lagu dhawaqay ee Hirgashay wax dhaq dhaqaaqana aysan
Baarlamaanka Puntland oo wili u socdo Fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 52-aad
(June 21, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoom
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in khasnada DFS laga lunsaday 21 Milyan
(June 21, 2023)
Muqdisho:-Xafiiska Hantidhawrka guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha guud ee Qaranka Warbixin Baariseed Fatash ah (Forensic Audit Report) oo Xafiiska Hantidhawrku ku sameeyay
Taliyaha Booliska Puntland oo ka hadlay iska horimaad ka dhacday Garoowe (Daawo)
(June 20, 2023)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay xaalada amni ee caasimadda Garowe iyo iska-hor-imaadyadii maanta dhacay oo howlgaladoodii lasoo gaba gabe
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—›๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐—ต
(June 19, 2023)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis ah, ayaa war

Next Page »