Maxkamadda militariga oo xukun ku riday sarkaal ka tirsan Daacish
(June 6, 2023)
Muqdisho:-Maxkamadda militariga Soomaaliya ayaa xukun xabsi ah ku riday xubin lagu helay inuu ka tirsan yahay ururka Daacish. Warsame Cabdi Xasan ayey Maxmakadda Milatarigu ku xukuntay 15 sano oo