Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
(June 10, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi