Culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya oo ku baaqay dagaalka Laascaanood la joojiyo.

June 4, 2023 - Written by Editor

Nairobi:-Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa Bayaan ka soo saaray mar labaad dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxay ugu baaqeen DFS maamulada dalka in qeyb laga qaato joojinta colaad iyo gurmadka dalka ka barakay magaalada Laascaanood.

Hooos ka daawo Bayaanka Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ay ka soo saareen dagaalka Laascaanood

Dacwa Tv
Nairobi
Kenya

Comments are closed.

Archives
June 2023
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online