Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo booqasho ku tegey xarunta Baarlamaanka Sweden.
(September 20, 2024)
Swedan:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor iyo weftigii uu hogaaminayey oo safar Shaqo Ku Jooga dalka Sweden ayaa booqasho ku tegey xarunta Baarlamaanka Sweden. Madax