Axmed Maxamed Islaan oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Jubaland.

November 25, 2024 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha la doortay ee Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay xilka madaxweynenimo ee shanta sano ee soo socota kadib markii uu ku guuleystay 55 cod oo ka mid ah 75-ka cod ee Golaha Wakiilada Jubaland.

Faysal Maxamed Mataan, oo ahaa murashaxa ku soo xigay, ayaa helay 16 cod, halka Abuubakar Cabdi Xasan uu helay 4 cod. Madaxweynaha la doortay waxaa dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubaland, Cabdishakuur Sheekh Maxamed Rashiid.

——Dhamaad—–

Comments are closed.

Archives
November 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online