Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray Ciidan loo diyaariyey wejiga Labaad ee dagaalka Argagixisada
(January 30, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka qeybgalay bandhiga Ciidan ee diyaargarowga wejiga Labaad ee Argagixisada looga sifaynayo Buuralayda Cal-miskaad,
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo booqday Turmasaale.
(January 26, 2025)
Boosaaso:-Saraakiisha Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa maanta kormeeray godadkii talisyada u ahaa Argagixisada Daacish ee ay Ciidanku la wareegeen, kuwaasi oo ku yaalla dee
Wasaarada arimaha Gudaha Puntland oo soo saartay Warmurtiyeed
(January 25, 2025)
Gaalkacyo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo xeerinaysa nabaddgelyada iyo badqabka dadka iyo hantidooda waxay soo saartay qodobada hoos ku xusan:-
Ciidamada Booliska Gobalka Bari oo qabtay rag dhigayey qaraxyo iyo Agab kaleoo loo adeegsado qaraxyada.
(January 25, 2025)
Boosaaso:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Gobolka Bari oo hawlgal xooggan ka sameeyey magaalada Boosaaso ka dib xog ay la wadaageen sh
Ciidamada Puntland oo deegaano hor leh ka qabsaday Kooxda Daacish.
(January 24, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ayaa maanta la wareegay Talisyo muhiim ah oo argagixisada Daacish ay ku lahaayeen inta u dhexeysa deegaanada Damdamle illaa Cidoole, sida lagu sheegay qoraal kaso
Madaxweynaha DFS iyo Cabdulfataax Al-Siisi oo Heshiis kala saxiixday
(January 23, 2025)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Iti
Guddiga taakuleynta ee Ciidamada Puntland oo lagu wareejiyey Helicopter
(January 22, 2025)
Boosaaso:-Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa galabta soo dhoweeyay oo la wareegay Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (Helicopter)oo kuso
Guddiga Taakulaynta Ciidanka Puntland oo lagu wareejiyey 600 Oo Neef
(January 21, 2025)
Boosaaso:-Guddiga Taakulaynta Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland Ee Ku Jira Hawl Galka Cirib Tirka Argagixisada Ee Hilaac Oo ka Kooban Wasiiro, Xildhibaano, La Taliyaal,Maamulka Gobolka Bari, iyo Kan
Go’aamada shirka Masuuliyiinta Labada Dawladood ee Puntland iyo Galmudug.
(January 21, 2025)
Gaalkacyo:-Kulan muhiim ah oo ay yeesheen mas’uuliyiinta labada dawladood ee Galmudug iyo Puntland ee ku howllanaa nabadeynta Gobolka Mudug, kulankaas oo ay kaga arrinsanayeen sidii xal kama danbays
Wasaarada Warfaafinta Puntland oo ka warbixisay 5 Talis oo ciidanka Puntland ka qabsadeen Kooxda Daacish
(January 21, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Puntland ayaa sii xoojinaya dagaalka ka dhanka ah argagixisada Daacish, iyagoo guulo muhiim ah ka gaaray howlgallada ka socda buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari. 24-kii saac ee las

Next Page »