War-Saxaafadeedka Golaha Wasiirada iyo go’aanka Dowladda Jubaland.
January 9, 2025 - Written by EditorKismaayo:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Jubaland mudane Cabdifataax Maxamed Mukhtaar ayaa warbaahinta u akhriyay war-saxaafadeed ay Dowlada soo saartay kadib shirkii Golaha Wasiirada maanta oo looga hadlay qodobo xasaasi ah.
[ngg src=”galleries” ids=”4119″ display=”basic_thumbnail”]
A/cawaale
Halgan.net