Kitaabka Axaakaamta Jihaadka Sheikh Axmed Abdisamed Maqal iyo Muuqaal (Video)
(April 29, 2025)
Garoowe:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaab uu akhriyey Sheekh Axmed Cabdi samed Xafidahulaah Sheekha ayaa waxaa uu si kooban u soo koobay Kitaabka Axkaamta Jihaadka iyo Fadligiisa waxaana Sheekha k
كشف الإلباس في الاحكام على الناس Sheekh Cabdinasir Xaji Axmed ilaaha ha u naxariisto
(April 27, 2025)
Laascaanood :-Shabakada Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbineysaa muxaadarooyin taxane ah oo uu Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed ilaahay ha u naxariisto uu ka jeediyey magaalada laascaanood ee
Madaxweynaha Puntland oo booqday Isbitaalka Ciidamada PMPF.
(April 27, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday Ciidankeenna geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada Daacish looga sifeynayo Calmiskaad, kuwaas
Puntland oo tababar u soo xirtay Dufcaddii 4-aad ee ciidanka PMPF.[Video]
(April 26, 2025)
Bosaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta tababar rasmi ah usoo
Ciidamada Puntland, ayaa la wareegey taliskii u danbeeyey ee Kooxda Daacish Ee Miraale
(April 18, 2025)
Boosaaso:-Ciidanka difaaca dowladda Puntland ee kujira wajiga saddexaad ee hawlgalka Hillaac ayaa maanta cagta mariyay firxadkii Mujriminta Daacish kuwaas oo dhuumaalaysanayey Togga Miraale ee buural
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiya Recep Tayyip Erdoğan
(April 13, 2025)
Istanbul:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan, inta lagu
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐜 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧
(April 13, 2025)
Laascaanood:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSC—Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa maa
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Issimad deegaannada SSC- Khaatumo
(April 13, 2025)
Laascaanood:=Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka a
Wafdi uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha Puntland oo la kulmay Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan.
(April 12, 2025)
Ceelbuuh:-Waftiga Dawladda Puntland ee uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa booqasho iyo salaan u
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞, 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝
(April 12, 2025)
Laascaanood:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xaru

Next Page »