كشف الإلباس في الاحكام على الناس Sheekh Cabdinasir Xaji Axmed ilaaha ha u naxariisto
April 27, 2025 - Written by EditorLaascaanood :-Shabakada Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbineysaa muxaadarooyin taxane ah oo uu Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed ilaahay ha u naxariisto uu ka jeediyey magaalada laascaanood ee xarunta gobalka Sool.
Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed ayaa waxaa uu jeediyey 2019 muxaadarooyinka uu cinwaan uga dhiga “كشف الإلباس في الاحكام على الناس” oo 5 xalaqo ah
Hoos ka Daawo Muxaadaraadka uu ka jeediyey Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed uu ka jeediyey magaalada Laascaanood “كشف الإلباس في الاحكام على الناس
1-“كشف الإلباس في الاحكام على الناس Sheekh Cabdinaasir Xaji Cabdi
2-“كشف الإلباس في الاحكام على الناس Sheekh Cabdinaasir Xaji Cabdi
3-“كشف الإلباس في الاحكام على الناس Sheekh Cabdinaasir Xaji Cabdi
4-“كشف الإلباس في الاحكام على الناس Sheekh Cabdinaasir Xaji Cabdi
5-“كشف الإلباس في الاحكام على الناس Sheekh Cabdinaasir Xaji Cabdi
C/Casiis Maxamed
Halgan.net
Laascaanood