Afhayeenka Xukuumadda oo faahfaahin ka bixiyey socdaalka Raisulwasaare Hamze ee Laascaanood
April 10, 2025 - Written by EditorMuqdisho:-Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farhan Jimale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre uu ku tagayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, oo uu ku tilmaamay in uu yahay ๐ฆ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ถ๐ถ ๐ก๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ.
—
–Dhamaad—–

.gif)

