Madaxweynaha JFS Hassan Sheekh Maxamuud oo Casumaad u diray madaxda Dowlad-goboleedyada
(April 11, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey madaxda Dow
Afhayeenka Xukuumadda oo faahfaahin ka bixiyey socdaalka Raisulwasaare Hamze ee Laascaanood
(April 10, 2025)
Muqdisho:-Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farhan Jimale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre uu ku tagay
Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho.
(April 10, 2025)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee k
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Madaxa Ergada Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya
(April 10, 2025)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya, Danjire Cabdalla
Madaxweynaha DFS oo kulan kula qaatay dhigiisa dalka Ugandha magaalada Kampala.
(April 6, 2025)
Kampala:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaa
Ciidamada Difaaca Puntland oo shalay howlgalo ka fuliyey Ceelka Bacool ee togga Miiraale
(April 6, 2025)
Miraale:-Ciidamada difaaca dawladda Puntland oo hawlgallo lagu baadi goobayo firxadka kooxaha argagixisada Daacish ka sameeyay ceelka Bacool ee togga Miiraale. Ciidamada ayaa intay hawlgallada kuj
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Taliyaha Hawlgalada Maraykanka ee Bariga Afrika.
(April 6, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris iyo wafdi uu hoggaaminayo

« Previous Page