Wafdi uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha Puntland oo la kulmay Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan.

April 12, 2025 - Written by Editor

Ceelbuuh:-Waftiga Dawladda Puntland ee uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Maxamuud Cali Shire.

Suldaanka ayaa wafti Dawladda Warbixin ka siiyey meesha ay marayso gogosha nabadeynta beelaha walaaha ah ee dirirtu ku dhexmartay Deegaanka Dooxada Dureera ee Gobolka Sanaag, gogoshaas oo beri haddii alle idmo ka furmaysa magaalada Ceelbuuh.

Waftiga Dawladda ayaa u mahadceliyey Suldaanka, cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Sanaag ee ilaa 9 March 2025 ku sugnaa Deegaankii dhibku ka dhacay.

▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Comments are closed.

Archives
April 2025
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online