Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir i
(May 28, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaaba
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo wada kormeerka xarumaha Hay’adaha Maamulka Puntland.
(May 27, 2025)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor oo ku jira kormeerka xarumaha Hay’adaha Dowladda, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe e
Madaxweynaha JFS oo kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
(May 22, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallad
Raisulwasaaraha JFS oo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
(May 21, 2025)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali u magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
Madaxweynaha JFS oo xariga ka jarey dhismaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha iskaamka
(May 21, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha iskaamka Xukuumadda Federaalka Soomaal
Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia Sheekh Axmed Cabdisamed Xafidahulaah
(May 20, 2025)
Garoowe:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Wareysi Taariikhi ah uu bixiyey Sheekh Axmed Cabdi samed Xafidahulaah kaas oo uu kaga hadlay Taariikhda iyo Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia oo been bada
Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS oo maanta kulan yeeshay
(May 15, 2025)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is afgarad dhinaca Milatariga iyo amniga ah oo dhex
Madaxweynaha Puntland xariga ka jaray Guriga cusub ee Garsoorka Gobolka Bari
(May 14, 2025)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda
Raisulwasaaraha DFS oo la kulmay Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda (TPSS)
(May 14, 2025)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hi
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kormeer ku tegay Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Puntland.
(May 11, 2025)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska, Dhismaha Xarunta cusub ee Booliiska Puntland iyo Dhismaha Sa

Next Page »