Raisulwasaaraha JFS oo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
(May 21, 2025)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali u magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
Madaxweynaha JFS oo xariga ka jarey dhismaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha iskaamka
(May 21, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha iskaamka Xukuumadda Federaalka Soomaal