Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia Sheekh Axmed Cabdisamed Xafidahulaah
May 20, 2025 - Written by EditorGaroowe:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Wareysi Taariikhi ah uu bixiyey Sheekh Axmed Cabdi samed Xafidahulaah kaas oo uu kaga hadlay Taariikhda iyo Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia oo been badan ay ka sheegaan kooxaha Bahda Takfiirka iyo Suufiyada .
Sheekh Axmed Cabdi Samed Xafidahulaah oo mar madax u ahaa Golaha Fulinta Jamaacada Al Ictisaam Bilkitaab wasunnah ayaa xog badan oo muhiima la wadaagay umada Soomaaliyeed iyo dhalinta baraaruga Islaamiga ah ee aan xog badan ka heyn Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia.
Wareysiga oo ka kooban afrar qeybood ayaa waxaa qaaday Wariye Abshir Kabayare Hoos ka daawo Wareysiga Sheekh Axmed Cabdi samed oo ka kooban 4 qeyb .
1-Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia gaar ahaa dagaaladii Araare Sheekh Axmed Cabdi Samed.
2-Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia Sheekh Axmed Cabdi samed Dagaaladii Gedo
3-Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia Sheekh Axmed Cabdi samed Dagaalkii Boosaaso
4- Dagaaladii Al-Itixaad ee Somalia dagaaladii Saliid iyo Laasqorey Sheekh Axmed Cabdi samed
A/Cawale
Halgan.net