Madaxweynaha Jubaland oo shir-gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Jubaland
(May 8, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo Kala duwan oo ay kamid yihiin arrimaha Amniga, iyo Xaa
๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ
(May 6, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland oo furey fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah.
(May 5, 2025)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 6
Ciidanka Booliska Puntland oo qabtay 2 nin oo xalay dil ka geystay magaalada Garoowe
(May 4, 2025)
Garoowe:-Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, ayaa xaqiijiyey in laamaha amniga ay ku guuleysteen in gacanta lagu soo dhigo labo eedeysane oo loo haysto dil k

« Previous Page