Raisulwasaaraha JFS oo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
May 21, 2025 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali u magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.

—–Dhamaad—-