Madaxweynaha Puntland iyo Jubaland oo Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe.
(June 26, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa si wada jir ah ula hadlay warbaahinta iyagoo ka waramay xaalada dalka uu marayo iyo mowqifka mideysan ay qaateen .
War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Dowladaha Puntland iyo Jubaland .
(June 26, 2025)
Garoowe:- Waxaa magaalada Garoowe kulan ku yeeshay Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam waxay ka wada hadleen xaalada dalka waxayna si wada jira
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubaland
(June 22, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo booqasho maanta uga bilo
Shirkii Wadatashiga oo lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho.
(June 19, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Gogosha Wadatashiga Qaran oo muddo afar maalmood ah ka socotay magaalada Muqdisho, taas oo ay ka
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(June 19, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan lo
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda oo xilka la wareegay.
(June 14, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mudane
Sheekh Maxamed Cabdi Umal “Farqiga u dhexeeya Manhajka Salafka iyo Xisbiga Xisbi diidka (Daawo Maqal Iyo Muuqaal 1aad-10aad)
(June 12, 2025)
Nairobi:- Waxaa magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abubakar Al Sadiiq ka bilaaban doona Muxaadaro Muhiima oo uu jeedin doono Sh.Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ,Sheekh Umal ayaa muxaadaradiisa ugu
Ogeysiis:-Ciladii la soo daristay Halgan.net oo la xaliyey alle mahadiis
(June 9, 2025)
Garoowe:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net in la xaliyey ciladi dhanka Database-ka iyo Theme-ka waxaan ka raali gelinaynaa akhristayaasha Halgan.net dib u dhac k
Madaxweynaha DFS oo Kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadeed.
(June 5, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo do
Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qeyb galay shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka
(June 3, 2025)
Muqdisho:-Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, Rasaas

Next Page »