Madaxweynaha Puntland iyo Jubaland oo Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe.
(June 26, 2025)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa si wada jir ah ula hadlay warbaahinta iyagoo ka waramay xaalada dalka uu marayo iyo mowqifka mideysan ay qaateen .
War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Dowladaha Puntland iyo Jubaland .
(June 26, 2025)
Garoowe:- Waxaa magaalada Garoowe kulan ku yeeshay Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam waxay ka wada hadleen xaalada dalka waxayna si wada jira